“Ragu waa laba:- Dhamaystirane dheeliya Dhutiye aan is dhiibin.” MenLifeInspirationalTruth Author:Abdirahman Habane
“Garaadku waa galad eebe garasho ahaan u guntiyo mid guyaal badan soo joogay & mid gallimo yar jirayba.” InspirationalLife LessonsFaithThruth Author:Abdirahman Habane