“Si dalkiinu uu meel sare u gaaro, oo u noqdo mid mar kale horumar ku tilaabsada, ka bilaaba in aad doorataan hogaamiye wanaagsan. Ha ogolaanina in warbaahinta iyo kuwa danaha-gaarka ah lehi ay idinku qasbaan in aad doorataan dadka ay ayagu idiin xuleen, balse doorta dadka aysan ayagu xulan. Dadka dhexdiisa ka doorta hogaamiyaha, oo ah mid uu wado wadnahiisu, mid isu arka in uu matalo shacabka dalka, ogna waxa dalku u baahan yahay dhinac walba. Ha dooranina hogaamiye lacag uun u socda, oo aan waxba ka ogayn shacabka, shacabkana aan xiriir la lahayn, balse kaliya og waxa shirkadahu u baahan yahiin. Doorta nabaddoon. Mid dadka mideeya, ee aan qaybin. Hogaamiye aqoon leh oo taageera dhaqanka iyo xoriyadda figrad-dhhiibashada; oo aan ahayn mid dadka afka qabta. Doorta hogaamiye maalgaliya iskuulada, oo aan joojin maalgalinta waxbarashada, una ogolaanayn in maktabadahu xirmaan. Doorta hogaamiye wadahadal ka doorta in la dagaalo. Hogaamiye dadnimo leh, mid dhahaya waxuu aaminsan yahay, mid balanta ka soo baxa oo aan dadka been u sheegin. Doorta hogaamiye adag oo isku-kalsoon, laakiin aan kor isu qaadin. Mid caqli badan, laakiin aan dhagarow ahayn, hogaamiyo ogol kala duwanaanta oo aan cunsuri ahayn. Doorta hogaamiye maalgalinaya dhisidda buundooyin la isaga gudbo, ee aan dhisayn darbiyo dadka kala xira. Buugaag, maya hub, Daacadnimo, maya musuq-maasuq. Xigmad iyo aqoon, maya jahli, Xasilooni, maya baqdin iyo argagax. Nabad, maya burbur. Jacayl, maya nacayb, Isu-imaatin, maya kala qaybin. Dulqaad, maya cunsuriyayn, Daacadnimo, maya munaafaqnimo, Wax ku oolnimo, maya wax kama jiraan, Dabeecad, maya maangaabnimo, Soo bandhigid, maya qarsasho, Cadaalad, maya sharcidaro, Run, maya been. Ugu danbayn, doorta hogaamiye dadkiisu ay ku farxayaan. Mid dhaqaajinaya qalbiyada dadka, si ay wiilasha iyo gabdhaha qaranku ugu dadaalaan in ay ku daydaan sharafta hogaamiyaha qaranka. Markaas oo qura ayaa qaran si fiican kor ugu kici karaa, marka hogaamiye dhiirigaliyo, soona saaro muwaadiniin u qalma in ay noqdaan hogaamiyayaasha mustaqbalka, maamulayaal qiimo badan iyo nabaddoono. Waqtiyada hadda lagu jirana, hogaamiye waa in uu noqdo mid dhiiran. Hogaankoodu waa inuu ku adeego daacadnimo, mana aha inay u shaqeeyaan laaluush. Suzy Kassem, waana gabar qoraa Mareykan ah kana soo jeeda Masar, waa na faylasuuf.” CharacterJusticeTransparencySuperficialitySomaliaBeenGreatenessAnshaxAnshaxaBurburintaCadaaladdaCaddaaladCaqli Iyo XigmadCodadkaCodayntaDoorashadaDoorashada MadaxtinimadaDulqaadkaFaquuqidHa Ka Cabsanina Iyo CabsiHogaamintaHogaamiyahaHogaamiyaha DoorashadaHoggaamiyayaashaIswaafiqidaJacaylkaJeclaadaLabawejiilenimadaMa DerbiyadaMa FowdoMa HubMa Jaahil AhMa Uu QudhminMaandooriyahaMadaxweynahaMusuqmaasuqNacaybkaNecbahayQaan GaarinQarinSharciTakoorkaWaxbarashoXaqXigmad Book:Rise Up and Salute the Sun: The Writings of Suzy Kassem Source: Rise Up and Salute the Sun: The Writings of Suzy Kassem
“Success in America comes in over a million flavors... all you have you have to do is try one.” EntrepreneurshipFinishingThe Best OptionWinning QuotesAchievement And AttitudeTrying New ThingsProsperity QuotesSucessessfulAcheivementGreateness Author:Johnnie Dent Jr.
“Perseverance is the fuel that drives our dreams. It's the unwavering belief in ourselves that allows us to push through limitations and achieve greatness.” SuccessPerseverancePatience QuotesGreatenessImspirational Quotes Author:Anoir Ou-chad