“qof kuu samray baa wanaagaaga istaahila.” LoveRelationshipsMarriagePatienceSamirJacaylXiriir JacaylGuurWanaag Author:siciid xabiib
“Saaxiibadaa markaad guulaysato waxay ogaanayaan qofkaad tahay markaad guuldaraysatana waxaad ogaanaysaa waxay yihiin!” LoveInspirationalLeadershipSuccessfulFailureJacaylSaaxiibtinimoHorumar Author:siciid xabiib
“Aadna ha u jeclaan, aadna ha u necbaan. dhaxdhaxayso.” LoveHateRelationship AdviceModerateJacaylXiriir JacaylNacayb Author:siciid xabiib